
Villa Somalia oo war kasoo saartay Kulankii MW Xasan Sheekh iyo Mucaaradka
MUQDISHO, Soomaaliya – Kulankii Maanta ee Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh, Guddiga Dowladda ee u xil-saaran wadahadallada iyo xubnaha Madasha Samatabixinta, Waxaa la isku raacay in laga wadahadlo afar ajende oo muhiim u ah dowlad-dhiska dalka, kuwaas oo …